Shixnadii ugu horeysay talaalka cudurka COVID-19 oo Muqdisho ku soo fool leh

Hay’ada Caafimaadka Aduunka WHO ayaa Sheegtay in 12 dowladood oo Afrikaan ah la gaarsiiyay 11 Malyan oo talaalka Covid-19 taasoo qeyb ka ah Barnaamijka COVAX ee dalalka faqriga lagu gaarsiinayo talalkan. Dalalka la gaarsiiyey waxaa ka mid ah Itoobiya, Kenya Rwanda iyo dalal kale, iyadoo dowladda India oo talaalkan soo saartay ay sheegtay in Somalia … Continue reading Shixnadii ugu horeysay talaalka cudurka COVID-19 oo Muqdisho ku soo fool leh